Buug cusub · November 2026New book · November 2026
Baro Ingiriisiga adigoo gurigaaga jooga — macallin la'aanLearn English at home — without a teacher
75 cashar oo tallaabo tallaabo ah. Weedh kasta oo Ingiriisi ah waxaa ku hoos qoran macnaheeda af Soomaaliga ah.75 step-by-step lessons. Every English sentence has its Somali meaning written under it.
- Waxaad ka bilaabaysaa A, B, C — Ingiriisi hore uma baahnidYou start from A, B, C — no English needed before
- Dhawaaqa erayada waxaa loo qoray hab Soomaali ahThe pronunciation of words is written the Somali way
- Layli iyo jawaabo ku jira cashar kastaExercises and answers in every lesson
$5oo keliya · hal mar ayaad bixinaysaaonly · you pay one time
Ku bixi EVC Plus · PDF-ka waxaa laguugu soo dirayaa WhatsAppPay with EVC Plus · The PDF is sent to you on WhatsApp
Ma kuu adag tahay barashada Ingiriisiga?Is learning English hard for you?
- Ma haysatid macallin ama fasal aad tagto.You have no teacher and no class to go to.
- Buugaagta kale wax walba waxay ku sharxaan Ingiriisi, mana fahmi kartid.Other books explain everything in English, and you cannot understand them.
- Waqti kuma filna — shaqo iyo qoys ayaad leedahay.You do not have enough time — you have work and family.
- Fasallada iyo macallimiinta gaarka ahi waa qaali.Classes and private teachers are expensive.
Buuggan ayaa xal u ah.This book is the answer.
Wuxuu Ingiriisiga kuugu sharxayaa af Soomaali, tallaabo tallaabo, adigoo gurigaaga jooga. Buugga ayaa macallinkaaga noqonaya.It explains English to you in Somali, step by step, while you are at home. The book becomes your teacher.
Waxa aad baran doontoWhat you will learn
Shan qaybood oo isku xiga — alifbeetada ilaa wadahadal dhab ah.Five parts in order — from the alphabet to real conversation.
Xarfaha iyo DhawaaqyadaLetters and Sounds
Alifbeetada, shaqallada, shibbanayaasha, iyo akhrinta erayo fudud.The alphabet, vowels, consonants, and reading simple words.
Erayada iyo Weedhaha Ugu HorreeyaFirst Words and Phrases
Salaanta, tirooyinka, midabbada, maalmaha, bilaha, qoyska, iyo cuntada.Greetings, numbers, colors, days, months, family, and food.
NaxwahaGrammar
Magacyada, falalka, sifooyinka, waqtiyada falka, su'aalaha, iyo weedhaha diidmada.Nouns, verbs, adjectives, tenses, questions, and negative sentences.
Nolol MaalmeedkaEveryday Life
Saacadda, cimilada, shaqooyinka, dharka, guriga, bangiga, isbitaalka, suuqa, iyo safarka.Time, weather, jobs, clothes, the house, the bank, the hospital, the market, and travel.
Hadalka Nolosha Dhabta ahSpeaking in Real Life
Wadahadallo: la kulanka dadka, wax iibsiga, makhaayadda, jidka, telefoonka, iyo wareysiga shaqada.Dialogues: meeting people, shopping, the restaurant, directions, the phone, and the job interview.
Erayfure Ingiriisi–SoomaaliEnglish–Somali Glossary
746 eray oo u kala horreeya A–Z, mid kastana wuxuu leeyahay lambarka casharkiisa.746 words in A–Z order, each with the number of its lesson.
Cashar kasta waxaa ku jiraInside every lesson
Ingiriisi + SoomaaliEnglish + Somali
Weedh kasta oo Ingiriisi ah macnaheeda af Soomaaliga ah ayaa ku hoos qoran.Every English sentence has its Somali meaning under it.
Dhawaaq fududEasy pronunciation
Tusaale: erayga “book” waxaa loo qoray “buk”, “water” waa “wooter”.Example: the word “book” is written “buk”, “water” is “wooter”.
SawirroPictures
Sawirro kaa caawinaya inaad erayada fahanto oo xusuusato.Pictures that help you understand and remember the words.
Weedho tusaale ahExample sentences
Arag sida erayada loogu isticmaalo weedho dhab ah.See how the words are used in real sentences.
LayliExercises
Is tijaabi dhammaadka cashar kasta.Test yourself at the end of every lesson.
Jawaabaha layligaAnswer key
Adigu isu sax — macallin uma baahnid.Check your own work — you do not need a teacher.
Gudaha buugga eegLook inside the book
Saddex bog oo dhab ah oo buugga ka mid ah.Three real pages from the book.
Marka aad buugga dhammayso, waxaad awoodi doontaa inaad:When you finish the book, you will be able to:
- Akhrido oo qorto alifbeetada Ingiriisiga iyo erayo fudud.Read and write the English alphabet and simple words.
- Dadka salaanto, isbarto, si edeb lehna u sagootido.Greet people, introduce yourself, and say goodbye politely.
- Isticmaasho tirooyinka, maalmaha, bilaha, taariikhda, iyo saacadda.Use numbers, days, months, dates, and the time.
- Dhisto weedho sax ah oo ku saabsan waqtiga hadda, kii tagay, iyo mustaqbalka.Build correct sentences in the present, the past, and the future.
- Kaga hadasho suuqa, bangiga, isbitaalka, makhaayadda, garoonka diyaaradaha, iyo hoteelka.Speak at the market, the bank, the hospital, the restaurant, the airport, and the hotel.
- Telefoon ku hadasho, kana jawaabto su'aalaha fudud ee wareysiga shaqada.Make phone calls and answer simple job interview questions.
- Fahanto oo isticmaasho ku dhawaad 900 eray iyo weedhood oo caan ah.Understand and use about 900 common words and phrases.
Buugga oo dhammaystiranThe complete book
- 75 cashar · 629 bog75 lessons · 629 pages
- Nuqul PDF ah — ka akhri taleefankaaga ama kombiyuutarkaagaPDF copy — read it on your phone or computer
- Waad daabacan kartaa haddii aad rabtoYou can print it if you want
- Erayfure Ingiriisi–Soomaali ahEnglish–Somali glossary
- Waxaa laguugu soo dirayaa WhatsAppSent to you on WhatsApp
Sida loo dalbado — 3 tallaaboHow to order — 3 steps
Waa fudud yahay, wax yar ayuuna qaadanayaa.It is easy and takes very little.
Dir $5 — EVC PlusSend $5 — EVC Plus
U dir $5 lambarkan:Send $5 to this number:
Ama garaac:Or dial: *712*615834683*5#
Hadda bixiPay nowNoogu soo sheeg WhatsAppTell us on WhatsApp
Noo soo dir magacaaga iyo lambarka aad lacagta ka soo dirtay.Send us your name and the number you paid from.
WhatsApp 0615834683Hel buuggaagaGet your book
Markii lacagta laxaqiijiyo, PDF-ka buuggaaga waxaa laguugu soo dirayaa WhatsApp-kaaga.When the payment is verified, the PDF of your book is sent to your WhatsApp.
Qoraaga buuggaAuthor of the book
Engineer Abbas Mohamed Walal
Su'aal ma qabtaa? Si toos ah ula xidhiidh qoraaga.Do you have a question? Contact the author directly.
Su'aalaha inta badan la is weydiiyoFrequently asked questions
Ingiriisi haba yaraatee ma aqaan. Buuggani ma ii habboon yahay?I know no English at all. Is this book right for me?
Haa. Buuggu wuxuu ka bilaabmaa xarfaha A, B, C, wax walbana waxaa lagu sharxay af Soomaali. Waxaad u baahan tahay oo keliya inaad af Soomaaliga akhriyi karto.Yes. The book starts from the letters A, B, C, and everything is explained in Somali. You only need to be able to read Somali.
Buuggu ma warqad baa mise waa PDF?Is the book on paper or a PDF?
Waa PDF (buug elektaroonig ah). Waxaa laguugu soo dirayaa WhatsApp, waxaadna ka akhrin kartaa taleefanka ama kombiyuutarka. Haddii aad rabto waad daabacan kartaa.It is a PDF (an electronic book). It is sent to you on WhatsApp, and you can read it on a phone or a computer. You can print it if you want.
Sideen lacagta u bixiyaa?How do I pay?
$5 ugu dir EVC Plus lambarka 0615834683. Ka dib nagu soo wargeli WhatsApp isla lambarkaas.Send $5 by EVC Plus to 0615834683. Then tell us on WhatsApp at the same number.
Goorma ayaan buugga helayaa?When do I get the book?
Markii lacagta laxaqiijiyo, PDF-ka buuggaaga waxaa laguugu soo dirayaa WhatsApp-kaaga.When the payment is verified, the PDF of your book is sent to your WhatsApp.
Faylku intee buu le'eg yahay?How big is the file?
Qiyaastii 45 MB. Waxaa fiican inaad Wi-Fi ku soo dejiso.About 45 MB. It is best to download it on Wi-Fi.
EVC Plus ma haysto. Maxaan sameeyaa?I do not have EVC Plus. What do I do?
Nagala soo xidhiidh WhatsApp 0615834683, waanu kula hadli doonnaa.Contact us on WhatsApp 0615834683 and we will talk with you.
Maanta bilow barashada IngiriisigaStart learning English today
$5 oo keliya — 75 cashar oo dhammaystiran, af Soomaali lagu sharxay.Only $5 — 75 complete lessons, explained in Somali.
EVC Plus: 0615834683
© 2026 Engineer Abbas Mohamed Walal · Is Bar English Macalin La'aan · www.finalskills.com